DHAGEYSO:Wasiirka Madaxtooyada oo dadweynaha Ceerigaabo la Ciiday iyo Nuxurka Khudbad taageero raadin ah oo uu u jeediyey

Ceerigaabo (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali X Xasan iyo wefti uu hoggaaminayo oo shalay socdaal ku gaadhay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, ayaa dadweynaha Magaaladaas kala qaybgeliyey Salaadda Ciidal- Adxaha oo uu la tukaday. Wasiirka Madaxtooyada oo dadweynaha magaaladaas kala hadlay meel fagaare ah oo loo habeeyey tukashada Salaadda Ciidul-Adxaha, waxa uu u jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa, taas oo badankeedu la xidhiidhay, dhismaha waddada Ceerigaabo, isaga oo ugu baaqay Bulshada gobolka Sanaag inay u midoobaan hirgelinta Jidka isku xidhaya Ceerigaabo iyo Burco.

xirsi

Somalilandpost.net

Ceerigaabo