DEG-DEG: Muuse Biixi oo Loo Doortay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye

 

 

Hargeysa(SLpost):-Shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan ka socda magaalada Hargeysa ayaa lagu doortay musharaxa madaxweynaha ee xisbigaasi.

Xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ee ka soo qayb galay shirkan oo tiradoodu dhamayd 365 eergay  ayaa waxa u codeeeyey Muuse Biixi Cabdi  inuu noqdo musharaxa xisbiga Kulmiye 344 xubnood, halka ay diideen 1, waxaana ka aamusay  7 xubnood.

Waxaanu Muuse Biixi Cabdi sidaas ku noqday musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye ee matali doona doorashada madaxtinimada ee soo socota xisbiga Kulmiye

 

 

Goordhaw kala Soco Somalilandpost qaabka Codayntu u dhacday oo muuqaal ah: