Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal CalI Waraabe ayaa ka hadlay hakinta diiwaangalinta taas oo uu ku tilmaamay inay la xidhiidha abaaraha dalkii halakeeyay, waxaanay sheegeen n awooda laysugu gaynaayo badbaadinta dadka gaajada iyo haraadka u dhimanaaya.
https://youtu.be/gQ4TxI8nKj8