Daawo”Anagaa Gacan Bir Ah Ku Soo Qabanayna Cida Dilka Gaysatay iyo Cidii Taakulaysayba”Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dilkii Taliyaha

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Warancade ayaa ka hadlay dilkii taliyihii gobalka Saaxil gaasgaanle Casayr waxaanu sheegay inay gacan bir ah ku soo qabanayaan cidii dilka gaysatay intii taakulaysayba.
https://youtu.be/V6C_-CwIqDg