DAAWO Xildhibaan Cali Barre oo Jawaab ka bixiyey Eedo Xisbiga KULMIYE loogu jeediyey inay is hor-taageen Mooshin ka dhan ah Ansixinta gobolnimada Gabiley

Hargeysa (slpost) Xildhibaan Cali bari oo ka tirsan mudanayasha golaha wakiilada Somaliland,ayaa shir jaraa,id oo  uu ku qabtay magaalada Hargeysa kaga Hadley, mooshin ku saabsan sidii loo Ansixinlahaa gobollada iyo dagmooyika uu magacabay madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale kaahi oo xildhibaano ka soo jeeda gedmada gabiley ay  sabtidii todobaadkan soo dhigeen golaha wakiilada.

Halkan ka Daawo muuqaalka oo dhamaystiran