DAAWO Qaybta 6aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

LixaadHalkan ka daawo Qaybta Lixaad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO