Daawo Naxdin:-Muqdisho Haweenay Ku Dhimatay Iyada Oo Wadada Xaadhaysa Qaraxii SYL Oo Ka Tagtay Todoba Caruur Ah

Muqdisho(SLpost)-Haweenay muruq maal ah oo xaadhaysay wadada hor marta hudheelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa ku geeriyootay qaraxii halkaas ka dhacay dhawaan, waxaana war naxdinleh noqday kadib markii la ogaaday inay ka tagtay todoba caruur ah oo yar yar.