Daawo:-Madaxweynhii Hore Ee Yaman Cali Cabdala Saalax Oo Xanuun Aan La Garanayan U Jiifa iyo Wado Dal Dibada Ah Lagu Geeyo Oo La Waayay

Sanaca(Sl;ost)_Madaxweynihii hore ee dalka Yaman Cali Cabdala Saalax ayaa cisbitaal loo dhigay xanuun ka aan la garanayan, waxaan ala waayay wado dalka dibadiisa loogu qaado dhakhtar iyada oo dalka yamana uu yahay mid burbursan haatan.