Fannaaniinta Hodan Cabdiraxmaan iyo Yurub Geenyo ayaa saaka si heersare loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaardaha ee magaalada Hargeysa.
Guddoomiyihi hore ee Kooxda Xiddigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul iyo Fannaaniin ka tirsan Kooxda ayaa si weyn uga qayb qaatay soo -dhawaynta labada fannaan.
https://youtu.be/mDW_2AHaSXk