Daawo:-Dhismahii Puntland Ka Dhistay Bixin iyo Kaantaroolkii Oo La Burburiyay Kadib Markii lagu Heshiiyay Burburintooda

Bixin(Slpost)-Waxa cagaf la galiyay dhismahii kuranka dhaliyay ee Bixin dhawaan ay ka dhistay Puntalnd kadib markii iyaga oo isku duuban ay dadka Sool si adag uga soo horjeesteen, wxa sida oo kale meesha laga qaaday kaantarool Garoowe laga lahaa oo deeganakaas la keenay, dhismahan ayaa qarka u saarmay inuu qarxiyo dagaal beeleed qadhaadh.