Daawo:-Barnaamij Gaar Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Caruuro Tiro Badan Oo Laga Xaday Hargeysa Laguna Hayo Guryo Isla Hargeysa Ah

Hargyesa(Slpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay soo badanaaya ani darda la xidhiidha caruuraha la kala xadaayo magaalada Hargeysa, inkasta oo aan si rasmi ah loo ogayn sababta caruurtaas loo xadaayo hadana waxa la filayaa in loo safrinaayo meelo kale ama xubnahooda qaar kood loo baahan yahay, waxa warbaahinta lagu garaystay traba dhawr qof oo xanuuno