Daraasaddii ugu danbaysay dhinaca caafimaadka aadamaha oo dhawaan laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogtay faa’iidada khudaarta qayb ka mid ah u leedahay ka hor taga xanuunka macaanka.
Baadhitaankan oo ay fulisay jaamacadda Leicester ee Magaaladda London sida la sheegayna dad tiradoodu dhan tahay 22-kun oo qof si mutadawacnimo ah uga qayb qaateen ayaa natiijadii ka soo baxday cadaysay in hadii qofku maalintii isticmaalo 108grm oo khudrada cagaaran gaar ahaan saladhka iyo kaabashka ay u dhow dahay in 14% arimaha macaanka dhaliya uu qofku kaga badbaado.
Faahfahinta Cilmi-baadhista ka daawo muuqaalka Hoose