Boobe Yuusuf Ducaale oo ka sheekeeyey Taariikh-nololeedkii Mujaahid Xasan Guure

 

Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa ka sheekeeyey taariikh-nololeedkii halganka iyo qaabkii ay isku barteen Allah haw naxariistee Marxuum Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa.