Berbera: Markabkii ugu weynaa oo ku soo xidhay Dekedda iyo Maamulka oo ka hadlay

Berbera (SLpost)- Dekedda Magaalada Berbera waxa maanta ku soo xidhay Markabkii ugu weynaa abid ee muddadii ay dekeddu jirtay ku soo xidhay, kaas oo sida maamulku sheegay ay saaran yihiin in kas badna 2100 conteenar.

 

Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalkan Hoose