Barnaamijka Xog-jacayl: Waa Maxay Jacaylka Runta ahi? Daawo Khubaro Si hufan u sharraxaysa Jacaylka

sawrHargeysa (SLpost)- Abwaaniin, Fannaaniin, Suxufiyiin, Aqoonyahaniin iyo dadweyne kale oo tiro badan oo si gaar ah loo soo xulay, ayaa markii ugu horreysay laga waraystay waxa uu yahay Jacaylka dhabta ah ee qofka Bina-aadamka ah ku dhaca, kuwaasoo si cilmiyan ah intooda badani u sharraxay, isla markaana u lafa-guray jacaylka dhabta ah, waxay Diinta Islaamku ka qabto iyo waxa uu rabitaanka kale ee Aadamaha kaga duwan yahay.

Barnaamijkan waa Maxay Jacayl oo ka bixi doona Telefeshinka Qaranka Somaliland oo ay Diyaarisay Warda Axmed Rooble, isla markaana aad u xiiso badan qaybta ugu horreysay ka daawo Halkan hoose.

GUJI HALKAN SI AAD U DAAWATO BARNAAMIJKAN

 

SOMALILANDPOST.NET