Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan xaasaskii, caruurtii, eheledii, qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Maayirkii Caasimada Hargeysa
Marxuuma Yusuf Warsame Siciid oo Saaka ku geeriyooday magaalada Hargeisa
Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo,dhamaanteenna samir iyo iimaan inga siyo.
Aamiin Aamin Aamin
Md . Axmed Muumin Seed Habane
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI