Wax qabadka Xukuumadda Vs waxyeelada dawlada – W/Q: Mustafe Cisman

Dawlada Kulmiye waxay xilka la wareegtay 2010 inkasta oo uu sanadkaasi ku dhawaa dhamaad, tan iyo wakhtigaa ladoortay dadweynuhu waxay ucabiraan siyaabo kala duwan.

Si kastaba ha ahaatee  waxaan shaki ku jirin in dawladu ay waxqabatay lakiin sida ku cad bug hawleedkii ay soo bandhigtay mudadii ay ololaha ku jirtay sidii uu qorayey aanay waxba uqaban.

Hadaba bal maqaalkan aynu ku eegno waxyaabaha ay dawladu qabatay iyo waxaabo kale oo ay si lab la kac ah uqabatay iyo sidoo kale kuwo kale oo ay uga dartay.

Waxqabadka dawlada                           Vs Waxyeealda dawlada
  • Korodhka miisaaniyada qaranka
  • Bilicda muuqaalka sare ee wasaaradaha
  • Kordhinta mushaharka shaqaalaha
  • Ictiraaf raadinta oo ay asiibtay halkii laga raadin lahaa  guul iyo guul darraba (wada hadalada somaliya)
  •  Lacag ka dhaafista dugsiyada hoose/dhexe(lama fiirsan)
  • Dabacsanaanta dhinaca amniga
  • Isku xidhnaan la aanta hay’adaha dawlada
  • Khilaafka soo noqnoqda ee madaxtooyada
  • Dulqaadka oo ku yar ku yar dawlada kulmiye hogaamiyo
  • Hadalheynta qabyaalada oo badatay
  • Xidhiidh yaraan ka muuqata duwal caalam ay wada shaqayntu inaga dhaxaysay
  • Korodhka tahriibt aoo qayral caadi noqday

 

Inkasta ooaanay ku koobneyn intan hadana sikasta oo ay ahaataba waxaa laga yaabaa in akhristayaasha qaarkood is waydiiyaan sababta aan qodobka koowaad ee wawyeelada aan ka dhigney ay iyagu kudari lahaayeen dhinaca waxqabadka lakiin sababta aan ugu darney waxyeeladu waxa kala batay waxtarkiisii iyo waxyeeladiisii waxaana habooneyd in laga fiirsado intaan lafulin

Tusaale ahaan waxay ahayd in haddii lakordhiyey mushaharka macalinka 100% ladhimo lacagtii fiiga iskuulkana 100%.

Guntii iyo gabagabadii waxaan dawlada kula talil lahaa In ay dib ueegto waxyaabaha ku qoran maqaalkan ee dhinaca dhaliisha ah.

Sidoo kale waxan dawlada kula talin lahaa in maqaalada ka soobaxaya bulshadu ay yihiin qiimenta bulshadada dhexdeeda ay kuleedahay dawladu ee aanay ahayn mucaaridad oo kaliya.

Wabilaahi tawfiiq

Mustafe osman liban(gartii qaate)

Email: iiman04@hotmail.com