TACSI: Marxuumad Aamina Xasan Warfaa (Aamina Libaaxo)

tacsiGuddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, Maareeyaha Ogaal Media Center Cabdiweli Faarax Jaambiir, Agaasimaha Maamulka Xasan Cumar Xasan, Tifaftiraha Wargeyska Khadar Iid Kaariye, Farxiya Cabdiwahaab Cismaan, Khadar Jaamac Dirir, Cabdifataax Ismaaciil Caarshe, Maxamed Muuse Cismaan, Jaamac Cumar Cali iyo dhammaan hawl-wadeennada Ogaal Media Center waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi oo ay ka Tacsiyadaynayaan Geerida ku timi Ayeydii Marxuumad Aamina Xasan Warfaa (Aamina Libaaxo) oo Ku Geeriyootay magaalada Hargeysa. Waxa ay Marxuumadda Eebbe uga baryayaan Naxariistii Janno inuu ka waraabiyo, dhammaan Ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Iimaan Ka siiyo. Aamiin………………..Aamiin………………..Aamiin