TACSI ku Socota Qoyska Ilmaha Maxamed Cakuulo

Dhammaan maamulka iyo hawl-wadeennada Shabakadda Somalilandpost.net waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ilma Maxamed Cakuule, gaar ahaan Wariye Khadar Maxamed Cakuule oo Aabahood Marxuum Maxmed Cakuule oo maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa. Waxa aanu Marxuumka Eebbe uga baryeynaa Naxariistii Janno inuu ka waraabiyo, Dhammaad Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aamiin………………..…..Aamiin………………Aamiin