Tacsi ku socota Qoyska Ilma Cumar Caddaani, gaar ahaan Axmed Cumar Caddaani

Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Cali Jaamac Maxamed, Siciid Khadar Cabdilaahi, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Cabdicasiis Cali Nuur, Mustafe Aadan Tahar, Axmed Cismaan Xasan.

***         ***          ***

Cabdishakuur Haybe Aadan, Cabdiqaadir Aadan Carab, Cumar Maxamed Faarax, Faysal Xiis Weerar, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Maxamuud Cali Walaaleeye, Cabdifataax Xaamud Cismaan, Axmed Rashiid Cabdi Cabdilaahi, Maxamed Maal Dhidar, Cabdirisaaq Cabdilaahi Jaamac, Yuusuf Jaamac Xirsi, Caydaruus Cumar Geeddi, Ayuub Yuusuf Xasan, Guuleed Xasan Maxamed.

Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Axmed Cumar Caddaani ooo Walaalkii maanta ku geeriyooday, laguna aasay magaaladaa Jigjiga ee xarunta DDSI. Waxa ay marxuumka Eebbe uga baryayaan Naxariistiisa Janno, dhammaan qoyska, qaraabada iyo ehellada uu ka geeriyoodayna Samir iyo Iiman ka siiyo. Aamiin………………………………..Aamiin……………………Aamiin