OGEYSIIS: Xafladda Dabbaal-degga Guusha UCID ee Seattle, WA

 

ucid

Waxaanu ogaysiinaynaa dhamaan Dadwaynaha ku dhaqan Seattle Washington,iyo nawaaxigeeda ,in la qaban doono Xafladii Dabaal dega guushii uu Xisbiga Ucid ku guulaystay mar labaad in uu noqdo Xisbi Qaran. Waxaana Xaflada innagala soo qayb gali doona ;
 
· Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Ucid, Mudane, Jamaal Cali Xusseen
 
· Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid, Mudane, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kaise)
 
Waxa la qaban doonaa Taariikhdu markay ku beegantahay 2/16/2013. Maalinta Sabtida, Saacaduna tahay 6 PM, Lixda Fiidnimo hadii Alla yidhaah. Goobta xafladu ka dhacaysana waa;
 
Tukwila Community Center
 
Address: 12424 42nd Ave So,Tukwila, Wa 98168 Tell# (206-768-2822)
 
Waxaad kala soo xidhiidhtaan macluumaad dheeraad ah;
 
· Cabdirixiin Xaaji Ibraahin Xaaji Cabdi (425-772-6641)
 
· Cabdiraxmaan Baaruud Jaamac (206-432-5941)
 
· Rashiid Caraale (206-793-2314)