Ogeysiis: Munaasibadda Xuska Maalinta Afka Soomaaliga

ogeysiisNaadiga Hal-abuurka iyo Qorayaasha Somaliland Pen iyo Bahweynta SOMALI PEN waxa ay idin ogeysiinayaan Munaasibadda Xuska Maalinta Afka Soomaaliga oo lagu qaban doono Maansoor Hotel, habeenka taariikhdu tahay 21/Feb/2013, maalinnimada Khamiista Habeenka Jimcuhu Soo Gelayo 07:00 Fiidnimo, haddii Alle idmo

Waa xus ay hadduu Alle idmo goob-joog ka yihiin

  1. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)
  2. Masuuliyiin ka socda Xukuumadda Somaliland
  3. Axmed Aw Geeddi
  4. Fanaaniita Somaliland
  5. Kooxda Havoyoco ee Circus, qoraayo, abwaanno iyo dad badan oo kale.


Haddaad jeceshahay inaad ka qayb gasho Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Siciid Maxamuud Gahayr, saedmgahair@hotmail.com tell: 4428604