OGEYSIIS: Munaasibadda Daah-furka Diiwaanka Mullaax (Maansadii iyo Maalmihii Ibraahin Sh. Saleebaan (Ibraahin-gadhle)

ogeysiis

Shirkadda SAGALJET waxa ay ogeysiinaysaa dadweynaha ku dhaqan Hargeysa in la qabanayo munaasibadda Daah-furka Diiwaanka Mullaax (Maansadii iyo Maalmihii Ibraahin Gadhle).

  • Hagiddii iyo Taladii : Dr Aadan Aw Cabdi Cismaan (Aadanoo)
  • Ururintii iyo Tifatirkii: C/Raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) iyo Ibraahin Xaaji Muuse Wacays

Madasha daah-furku waa Maansoor Hotel Hargeysa, taariikhduna tahay 16/02/2013-ka, Saacadda 07:00 Fiidnimo, Maalinta Sabtida, habeenka Axaddu soo gelayso haddii Alle idmo.

Haddaba ciddii jecel inay ka qaybgasho xafladdan ay maal-gelisay SAGALJET waxa ay la xidhiidhi karaan Tell: 4407359/4428604 ama sagaljet@gmail.comiyo saedmgahair@hotmail.com

Diiwaanka goobta ayaa lagu iibinayaa: 15$S