Waxa si sharaf iyo maamuus leh looga codsanayaa Jaaliyaadda Somaliland ee ku nool Walashka iyo nawaaxigeeda, in ay ka soo qayb galaan Shir balaadhan oo loo qabanaayo,laguna soo dhawaynaayo Wasiirka Arimaha Debada ee Somaliland Mudana Mohamed Behi Yonis iyo Wafti uu hogaaminaayo, uuna la socdo Safiirka Somaliland ee UK,Ali Adan Awale, oo ina soo booqanaaya malinta Arbacada ee Bisha May 14keeda.
Xafladan oo mudnaateeda leh oo soo dhoweyn iyo iswaaraysi isugu jirta ayaa ka dhici doontaa caasimadda Weleshka ee Cardiff.
Haddaba haddii aad ku nooshahay gobolka Wales iyo nawaaxigeeda , ka faa’iidayso xafladdan muhiimka ah ee lagu soo dhoweynayo Wasiirka Arimaha Debada ee Somaliland Mudana Mohamed Behi Yonis iyo Waftiga uu hogaaminaayo.
Waxa dadweynaha laga codsanaya rag iyo Dumarba in ay ka soo qayb-galaan Xafladan taariikhiga ah ee Jaaliyada Somaliland ee (Cardiff) isugu imaan-doonaan:-
Goobata: Butetown Community Centre, Loudoun Square, Butetown, Cardiff CF10 5HW
Maalinta: Arbacada
Taariikhda: 14keeda Bisha May 2014
Saacada: 5.30 Galabnimo illaa 8.30 Fiidnimo
Fadlan wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhidha:-
Cabdirahman Axhmed Awed – Mobile:- 07944792312
Cadilkarim Cabdi Adan Mobile:- 0797 4120 862
Ibrahim Arab Jama Mobile 07711551176
Mohamoud Hassan Yussuf Mobile:- 07930801839
Mohamed Yusuf Mobile:- 07538144666
Roble Ahmed Mobile:- 07969066251
Ali Abdi Mobile:- 07835042574
Nasir Adan Mobile:- 07969464904
Mahdi Ibrahim Mobile:- 07449805251
Saed Adan Abdi Mobile:- 07863037873
Mohamed Adan Mobile:- 0757697248
Kinsi Hayan Mobile:- 07539225766
Amran Yassin Mobile:- 07557227634
Sahra Yussuf Mobile:- 07424680307
SIDAAS IYO KA SOO QAYBGAL WACAN
MAHADSANIDIN