OGEYSIIS: HALDOORKA HIDDAHA IYO DHAQANKA IYO HABEENKA GERMANY.

xayeysiisWaxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Dalka Germany iyo Hareerihiisa in Kulan Suugaaneed Balaadhan oo uu Marti inoogu yahay Haldoorkii Dhaqanka iyo Suugaanta Abwaan Xasan X. Cabdilaahi (Xasan Ganey) Bandhig balaadhan loogu Samayn doono Magaalada Kassel maalinta Sabtida Habeenka Axaddu soo galayso ee Taariikhdu tahay 15.11.2014 saacaduna tahay 8:00 pm Fiidnimo, Haddaba waxaa lagu wargalinayaa Bulshada Xiisaysa Dhaqanka, Suugaanta iyo Hibadda Rabbi ku Manaystay Abwaan Xasan Ganey