Muxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Somaliland Haddii aan La Helin İsbeddel Dhab Ah – Qalinkii Prof. Abdirahman – Qormadii 4aad

photo1Waxan ku soo qadanay qormooyinkii hore siyasada arimaha gudaha waxaan ku eegi donaa siyasada arrimaha dibada ee soomaliland Tan iyo markii xilka u la wareegay maamulka silaanyo halka ay maraysay sumcada iyo siyasada arrimaha dibada ee somaliland waxa laga fialayay waxay u baahnayd iyo waxa ay noqotay.
İnaga oo si habsimi ah u eegi donaa siyasada arrimaha debeda oo guul maraysay xag walba ayaa waxa mucjiso democradiya noqotay markii madaxweyne Dahir Rayaale Kahin si ras mi ah uu u qirtay in dorashadu ku dhacday dimoqradi guulaystayna madaxweyne silaanyo
waxa la wada ogaa silaanyo oo hore looga guulaystay  uu aqbali wayay ku tilmaamay waxaan jirin , waxa la is waydiyaa keebaa ruug cadaa ah kebaa siyasad faham leh kebaa dalka lexe jeclo ka leh
waxa uu aqbalay daahir rayaale doorashadii kadibna uu ku wareejiyay waxa dalku marayay meel aanu marnaba ka soo noqon karin waxa laga filayay siyadad cad oo silaanyo gudoomiyo oo arrimaha debeda ah halka uu u ku iloobay wasirka fahmo daradu ka haysato masuliyada qaranka ee lagula dul kufay.
waxa laga filayay safaro in uu ugu baxo dalalka maraykan ka iyo kan İngriska waxana uu u bedeshay CHİNA oo uu ku guuldaraystay in silanyo si official ah iyo si aan cadi ahayn ba loogu diiday in uu galo dalka maraykanka uuna tagay China iyo  Honkonk.
waxaan tusaale u so qadanaynaa guuldarooyinkii siyasadeed ee somaray konfurta somalia oo imika ka baxday fahamdaradii arrimaha diebeda oo haysata maamulka silaanyo waxa dunida manta ka taliyada xaga siyasada ama mabda aha hal super political power  oo ah kan mareykan ku iyo reer galbed ku hogaminayaan iyada o aad ogitihin isbedelada ka dhacaya dunida carabta si ay u qataan nidamka democracy ga ah ay somalia konfureed ku wareersanayd mabda islamiya oo aan siyasad cad oo hufan oo xidhidh dibedeed lahan aya wada tay  lakin manta ay garten kana soo kabanayaan
waxa cad in manta siyasadi debeda iyo taladi qaran ka uu ku haleeyay wadada ka tirsan xukumadisa ee uga soo baxay golaha wakilada
iyo kuwa hore ugu jiray ku waa oo liska xidhidh ka argagixiso xaga hore kaga jira
sababta uu u watana ay tahay muquninta siyasiyinta demoqradiga ah
la soco qaybta 5aad
Qalinkii Prof.Abdirahman A.İbrahim
Wakilka Ucid Ee Turkeyga
Email:ucid_turkey@hotmail.com
Tell:00905532028571