MEHER WACAN: Dhammaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Cabdirashiid Maxamed iyo Ifraax Xasan oo…

Hambalyo meherMaxamed Xasan Cabdi (Maxamed-Addis)Iyo Xaaskiisa, Cabdi Abokor Siciid, Maxamed Ciise Cabdi, Axmed Ibraahin Qalinleh (Waalayaabay), Siciid Ibraahin Kuraase, Cabdikariin Cumar Odanwaa, Faysal Xiis Weerar(Afgaab), Cabdiraxiin Cusmaan Cabdi, Dhamaan Bahda Radio Caroog iyo Wargeyska Xog-ogaal Waxay Hambalyo u dirayaan

Cabdirashiid Maxamed Cabdi

Iyo

Ifrax Xasan Maxamed

Oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeysa. Waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara, aqal galkoodana ku gaadha bash bash iyo barwaaqo. Aamin…… Aamin……… Amiin

Aabo Xasan Cabdi Allamagan, Hooyo Shukri Axmed Sh. Aadan, Maxamed Xasan Cabdi iyo Xaaskiisa Xamda Maxamud Xuseen, Axmed Xasan Cabdi, Xamda Xasan Cabdi, Dhamaan ilmo Xasan. Aabo Maxamed Cabdi Allamagan, Hooyo Xaliimo Cumar, Xiis Maxamed Cabdi iyo Xaaskiisa, Xasan Maxamed Cabdi iyo Xaaskiisa, Xaliimo Sacda Jaamac, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi iyo xaaskiisa, Mahad Maxamed Cabdi iyo xaaskiisa, Xamse Maxamed Cabdi, Cabdifataax Maxamed Cabdi, Daaha Maxamed Cabdi, Barkhad Maxamed Cabdi, Hibo Maxamed Cabdi Dhamaan Ilmo Allamagan. Waxay Hambalyo u dirayaan

Cabdirashiid Maxamed Cabdi

Iyo

Ifrax Xasan Maxamed

 Oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeysa. Waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara, aqal galkoodana ku gaadha bash bash iyo barwaaqo. Aamin…… Aamin……… Amiin