MEHER WACAN: Cabdinasir Maxamuud Kaariye iyo Sahra Siciid Muxumed

Hambalyo-meherGuddomiyaha Wargeyska Saxafi Media Network Cabdifataax Dheeg Axmed, Cabdifatax Maxamud Caydid, Maxamedrashid Muxumed farax, Maxamed-amin Jibril, Barkhadlaadiif Cumar Maxamud, Cabdirisaq Maxamud Caliin (Cabdoo), Cabdicaadiil Maxamud Caydid,Muna Faraax,Nassir Cabdi Ibrahin,Cabdirisaq Maxamed Ibrahin(Sodani) iyo dhaman hawlwadeenada iyo Shaqaalaha Wargeyska Saxafi Media Network waxay Hambalayo diiraan uu direyaan

Boqorka Cabdinasir Maxamud Kaariye

Iyo Boqoradda Sahra Siciid Muxumed

Oo Meherkoodu ka dhacay Shalay oo taariikhdu ahayd Feb 06,2013 casimaada Hargeisa gaar ahaan Hudheelka Hadhwanaag. Waxaney leyihiin ku gaadhaa guriginaa bashbaash iyo barwaaqo. Aamiin…………………..Aamiin……………………..Aamiin