MEHER WACAN: Cabdinaasir Maxamuud Kaariye iyo Sahra Siciid Muxumed

Hooyo Xaliimo Cabdi Faarax, Khadar Iid Kaariye iyo Xaaskiisa, Abokor Iid Kaariye, Amran Iid Kaariye, Odeygeeda iyo Carruurteeda, Umalkheyr Iid Kaariye Odeygeeda iyo Carruurteeda, Khadra Iid Kaariye iyo Carruurteeda.

Dhammaan dadkasi Waxa ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan MEHERKA

Cabdinaasir Maxamuud Kaariye

Iyo Sahra Siciid Muxumed

Oo 06/02/2013 Meherkoodu ku qabsoomay Hotel Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa. Waxa ay Leeyihiin Eebbe ha idinka yeello Lammaanihii yagleela qoys badhaadhe ku noolaada, Ubad Kheyr qaba-na Eebbe kala Siiyo… Aamiin.

 ——————-

Hooyo Khadra Axmd Qooblow, Sharma’arke Maxamed Muuse, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Beddel Maxamuud Kaariye, Nimco Maxamuud Kaariye, odaygeeda iyo carruurtooda, Ridwaan Maxamuud Kaariye, Ilma Cabdicasiis Maxamuud Kaariye.

Dhammaan dadkasi Waxa ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Cabdinaasir Maxamuud Kaariye

Iyo Sahra Siciid Muxumed

Oo 06/02/2013 Meherkoodu ku qabsoomay Hotel Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa. Waxa ay Leeyihiin Eebbe ha idinka yeello Lammaanihii yagleela qoys badhaadhe ku noolaada, Ubad Kheyr qaba-na Eebbe kala Siiyo… Aamiin.

 —————————

Mawliid Kaariye Samatar Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Keyse Kaariye Samatar Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Milgo Kaariye Samatar Saygeeda iyo Carruurteeda, Sahra Kaariye Samatar Saygeeda iyo Carruurteeda, Aamina Kaariye Samatar Saygeeda iyo Carruurteeda, Nimco Kaariye Samatar iyo Inanteeda, Hinda Kaariye Samatar Saygeeda iyo Carruurteeda.