Maxaad Kala Socotaa Safiirradii Iyo Qunsiliyadihii Dowladii Maxamed Siyaad Barre Halkey Ka Soo Jeedeen?

Inta badan dad aan aqoonta u lahayn ama aan wax badan ka oggaan xaaladdii dalku jirey waqtigii Maxamed siyaad barre ayaa waxay ku tilmaamaan dowladdii ugu wanaagsanayd, taasoo ka dhigan dad aan waqtigaas ahayn dad qaan gaar ah iyo kuwo sheeko baraley looga sheekeeyey, waa xaqiiq sida dadku maanta siyaasadda ula socdo inaysan ula socon berigaas keliya ay arkayeen, Dugsiyada waxbarashada iyo Booliiska Isgooysyada iyo wadooyinka taagan, iyo goobaha dowladdu ku shaqaynayso balse aysan Ogayn waxaa hoostooda ku duugan haddaba si aad u Oggaato wixii dalkan burburiyey inay ahayd cadaalad daro.

Qaaradda Waqooyiga Ameerika.

1. Washington (USA) Cabdikarim Ali Omar (Ogaadeen) a nephew of the president and president’s son-in-law
2. New York (USA) Abdullahi Said Osman (Geri-Koomba, Darood)
3. Ottawa (Canada) Abdirahman Artan Aden (Mareexaan)

 Qaaradda Yurub

 4. Roma (Italy) Yusuf Ali Osman (Majeerteen)
5 Bonn (Germany) Hassan Abshir Farah (Majeerteen)
6. Berlin (E/Germany) Ahmed Shire Mahamud (Majeerteen)
7. London (UK) Ahmed Jamac Abdulle (Dhulbahante)
8. Paris (France) Saciid Haji Mahamud (Dheer) (Dhulbahante)
9. Brussels (Belgium) Ali Hassan Ali (Warsangeli Daarood)
10. Stockholm (Sweden) Yusuf Haji Said Mahamud (Warsangeli Daarood)
11. Bucharest (Romania) Mahamed Ahmed Tafadal (Warsangeli Daarood )
12. Moscow (USSR) Abdullahi Egal Nur (Mareexaan)
13. Geneva (Switzerland) Faduma Isaaq Biixi (Mareexaan)
14. Belgrade (Yugoslavia) Faduma Mahamed Enow (Raxaweyn)
15. Ankara (Turkey) Hussein Mahamed Bullaale (Habar/Awal Isaaq)

 Qaaradda Aasiya

 16. Tokyo (Japan) Dahir Farah Afey (Ogadeen)
17. Beijing (China) Mahamed Hassan Said (Dhulbahante)
18. Tehran (Iran) Abdi Shire Egal (Mareexaan)
19. Damascus (Syria) Hassan Musse Tarey (Mareexaan)
20. Abu Dhabi (UAE) Adan Hirsi Isse (Mareexaan)
21. San’a (Yemen) Abdisalan Moallim Diini (Mareexaan)
22. Karachi (Pakistan) Abdisalam Haji Ahmed Liban (Habargidir)
23. Baghdad (Iraq) Isse Ali Mahamed “Dheere” (Abgaal)
24. New Delhi (India) Mahamed Osman Omar (Banaadiri)
25. Doxa (Qatar) Sharif Mahamed Omar (Banaadiri)
26. Kuwait city (Kuwait) Abdulqadir Amin Sheikh (Banaadiri)
27. Riyadh (Saudi Arabia) Ahmed Abdulla Mahamed (Banaadiri)
28. Muscat (Oman) Mahamed Suban Nur (Gadabursi – Dir)

 Qaaradda Afrika.

 29. Nairobi (Kenya) Ahmed Sheikh Mahamud (Mareexaan)
30. Kampala (Uganda) Mahamed Abdulqadir Warsame (Mareexaan)
31. Addis Ababa (Ethiopia) Ibrahim Haji Musse (Majeerteen)
32. Djibouti (Djibouti) Ahmed Jamac Said Xandulle (Mareexaan)
33. Khartoum (Sudan) Mahamed Sheikh Ahmed Tima-cade (Ogaadeen)
34. Dakar (Senegal) Ali Abdi Gurhan (Ogaadeen)
35. Algiers (Algeria) Abdullahi Mahamed Hassan (Ogaadeen)
36. Lusaka (Zambia) Omar Mahamed Umul (Dhulbahante)
37. Lagos (Nigeria) Mahamed Sheikh Hassan (Gadabursi)
38. Tunis (Tunisia) Abdullahi Sheekh Ismail (Biyamaal -Dir)
39. Tripoli (Libya) Abdirahman Osman Said (Geellle) (Gaadsan – Dir)
40. Cairo (Egypt) Abdirahman Abdi Hussein (Guulwade) (Reer-Aw Hassan) President’s son-in-law

Qunsuliyadihii Guud

 1. Roma (Italy) Ahmed Sugulle Hirsi (Mareexaan)
2. Washington (USA) Mahamud Ali Magan (Mareexaan)
3. Jeddah (Saudi Arabia) Mahamed Ali Omar (Mareexaan
4. Aden (Yemen) Ahmed Aden Omar (Sheekhaal)
5. Dubai (UAE) Abdulqadir Hirsi (leelkase)

Siciid Osman

siciidosman@rocketmail.com