Jimciyadda Sooyaal oo Tacsi u diray Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo)

 

Wuxuu maamulka Jimciyadda Mujaahidiinta Sooyaal ay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo) oo ay ka tacsiyadaynayaan geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid wiilka marxuun Mustafe Saleebaan Xuseen Axmed.

  1. C/risaaq Jaamac Xuseen              Gudoomiyaha J.M.Sooyaal
  2. Yuusuf Maydal Cumar                   G/xigeemka J.M.Sooyaal
  3. Maxamed C/lahi Samatar             Agaasimaha J.M.Sooyaal 
  4. C/rashiid Axmed Yuusuf                 Xisaabiyaha J.M.sooyaal 
  5. Sheekh Maxamuud Muuse Ciise    Agaasimaha Naafada iyo Agoonta
  6. Axmed Askar Oday
  7. Maxamed Carab Geele
  8. Xasana Cabdi MAxamed (Dugulo)
  9. Maxamuud Cabdi Xasan (Quule)
  10. Faysal C/lahi Maxamed 
  11. Diiriye C/lahi Yuusuf
  12. Faysal Maxamed Maxamed Maxamuud

Sidaas darteed waxaanu illahay marxuunka uga baryeynaa in naxariistiisa jano ka waraabiyo ehelkii , qaraabadii , Asxaabtii uu ka baxay marxuunkuna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo  Aamiiin Aamiin yaa raabi