Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga, waxay hambalyo iyo bogaadin ay ku la dhantahay taageero u dirayaan. maayarka cusub ee golaha deegaanka Hargeysa doorteen 23rd Dec, 2012 Eng. Yuusuf Warsame Siciid iyo badhasaabka gobolka Maroodijeex ee Mudane Axmed X. Cabdillaahi (Xamarji).
Waxannu ilaahay uga baryaynaa labadan masuul ee duqa caasimadda dalka iyo guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ilaahay inuu u fududeeyo waajibaadka iyo masuuliyadda qaranka ee la saaray.
Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!
- Yaasiin Yuusuf Dhuxulle
- Caasha Cabdi Gaabuush
- Hassan Abdi Ahmed (Dalab)
- Hassan Abdi Mohamed (gacanlow)
- Yaxya Abdi Xildiid
- Mustafa Noor Ahmed
- Hassan Abdi Ahmed (Dalab)
- Hassan Abdi Mohamed (gacanlow)
- Yaxya Abdi Xildiid
10. Mustafa Noor Ahmed
11. Roda kamadare
12. Aamina Haji Mahamoud (qoorgaab)
13. Jamiila Haji Mahamood (qoorgaab)
14. Hodan Abdi Rahman
15. Roda kamadare
16. Aamina Haji Mahamoud (qoorgaab)
17. Jamiila Haji Mahamood (qoorgaab)
18. Hodan Abdi Rahman
26th Dec, 2012