Isku Xidhka Gobalada Hees Cusub Oo Ay Soo Wada Qaadeen Fanaaniinta Maxamed BK iyo Asma Love iyo Midhihii Jilaaga Sooraan

Halkan ka daawo hees ka hadlay ka faaidaysiga gobalada dalka iyo isku xidhkooda meelaha ay u wacan yihiin waxa ku luuqaynaaya BK iyo Asma Love, waxaana midhahan sameeyay Jilaaga Sooraan halka fanaanka Shaybirena uu laxanka saaray.
https://youtu.be/xe0lvhRVvRQ