Is-beddelka ku dhacay halku-dhigyadii asalka ahaa – W/Q: Cali Coomay

Cali Coomay
Cali Coomay
Cali Coomay
  • Siyaasi            waxa beddelay………………………………Qabqable
  • Aqoonyahan    ‘’           ……………………………………. dagaalyahan
  • Indheergarato  ‘’          ………………………………………..afmiishaar
  • Suldaan              ‘’         ………………………………………….afar jeeble
  • Wadaad welimeysta    ‘’………………………………………..wahaabi shaqaysta
  • Shaqo                ‘’     ………………………………………………..shaxaad
  • Sinaan              ‘’      ……………………………………………..  kala-sarayn
  • Daawo waxtar leh………………………………………………. dambaska Hindiya
  • Xoolo dhoofin  ‘’   ………………………………………………  dad dhoofin
  • Horumar          ‘’    ………………………………………………  burbur
  • Maamul          ‘’    ………………………………………………… muran
  • Haybad           ‘’    ………………………………………………… habacsanaan
  • Qaran jacayl   ‘’   ………………………………………………… qaxooti jacayl
  • Basaboor        ‘’    ………………………………………………… is-xambaar
  • Janan               ‘’   ………………………………………………….. jabhad
  • Bangi               ‘’  …………………………………………………… xawaalad
  • Wada-tashi    ‘’  …………………………………………………. tayda-raac
  • Xaq-u-dirir     ‘’ ………………………………………………….. xukun-u-dirir
  • Alle bari         ‘’  ……………………………………………………gaalo bari
  • Qadarin        ‘’  …………………………………………………….quudhsi
  • Caqli            ‘’   ……………………………………………………..cudud
  • Gar              ‘’  ……………………………………………………….gardaro
  • Heshiis        ‘’  ……………………………………………………….hagardaamo

 

 

 

Cali cabdi coomay

Suxufi, qoraa ah.

B.A in Journalism

Hargaysa, somaliland

calicoomay@hotmail.com