Tifaftiraha Shabakadda Somalilandpost Khadar Iid Kaariye, xaaskiiisa iyo Carruurtiisa, iyo dhammaan Hawl-wadeennada shabakadda, waxay hambalyo meher Wacan u dirayaan
Faysal Cabdisalaan Cali
&
Muuna Cali Cabaas
Oo Meherkoodu maanta ka dhacay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Waxaanu leenahay Aqalgalkiina ku gaadha Bashbash iyo Barwaaqo.
Aammiin Aammiin Aammiin