Hambalyo Meher: Deeq Cabdi Cali iyo Hoodo Maxamuud Cali

 

Suldaan Axmed Daahir Muuse, Admiral Cabdi Xirsi Ducaale, Yusuf Cismaan Garas, Aabo Cabdi Cali Siciid iyo Carruurtiisa, Garaad Maxamed Xirsi Ducaale, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Hooyo Faadumo Xirsi Ducaale iyo Carruurteeda, Hooyo Cibaado Xirsi iyo Caruurteeda, Hooyo Khadiija Maxamed Cali iyo Carruurteeda, Jaamac Ibraahim Cali iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.

Dhamaan Qoysaska reer Cabdi Cali Siciid, Cabdilaahi Cabdi Cali, Saleban Cabdi Cali, Sahra Cabdi Cali, Nimco Cabdi Cali, Hodan Cabdi Cali, Khadra Cabdi Cali, Suleekha Cabdi Cali, Saynab Cabdi, Xaliimo Cabdi Cali, Xasan Cabdi Cali , reer Ibraahim Cali Siciid iyo reer Sahal Cali iyo Reer Cali Iidle, Cabdirisaaq Haybe, Fadxiye Haybe, Cabdishakuur Haybe, Cabdikariin Haybe, Cabdiwahaab Axmed Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdi Maxamed Cilmi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Xasan Maxamuud Cawad iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdilaahi Maxamuud Cawad iyo Caruurtiisa, Faarax Maxamed Cilmi iyo Carruurtiisa, Muuse Maxamed Cilmi iyo Caruurtiisa, Cabdilaahi Maxamuud Axmed iyo Carruurtiisa iyo Xaaskiisa, Xasan Maxamuud Cawad iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Jaamac Maxamuud Axmed, Cabdi Maxamuud Axmed . Dhamaan Qoyska reer Axmed Cabdi, Ilma Saleebaan Cilmi, Ilma Yuusuf Aw-cilmi iyo Cabdi.

Advertisement

Sh. Maxamed Jaamac Aadan , xaaskiisa iyo Caruurtiisa, iyo kuwa ay sii dhaleen, Ilma Maxamuud Jaamac Aadan iyo carruurtooda, Ilma Yuusuf Jaamac Aadan, dhamaan Qoyska reer Cabdilaahi Aar, Dhamaan Qoyska reer Ducaale, Khaliil Carab Cismaan, Xuseen Cabdi Ibraahim, Liibaan Cabdi Xasan, Cabdifatax Ismaaciil Mursal, Xasan Qowdhan Soomane, Xasan Cabdi Obsiiye, Mowliid Maxamed Jaamac, Maxamed Sh. Yusuf, Caaqil Dayib Mowliid, Ismaaciil Axmed Kaahin, Maxamed Maxamuud Joofay, Maxamed Shaakir Aw Siciid

Axmed Maxamed Xasan, C/Fataax Cismaan Xirsi, Sugulle Cismaan Xirsi, Aamina Cismaan Xirsi, Wacays Cabdi Xirsi, Sekeriye Cabdi Xirsi. Khaliif Ibraahim Cali, Hooyo Saado Maxamed jaamac iyo Carruurteeda, Hooyo Rooda Cali Jaamac iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Aadan Sahal Cali. Eeddo Caasha Cali Siciid iyo Hooyo Aamina Ibraahim.

Dhamaan dadkaasoo kala jooga Somaliland iyo adduunka daafihiisu, waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Boqorka iyo Boqoradda, Geesiga iyo Geenyada, Wiilka iyo Gabadha Deeq Cabdi Cali iyo Hoodo Maxamuud Cali oo meherkoodu ka dhacay 22/10/2020 magaalada Hargeysa ee Caasimada JSL.

Waxaanay ugu ducaynayaan Qoyska cusub aqal-galkiina ku gaadha Bash-bash, barwaaqo iyo badhaadhe oo noqda qoyskii isku Waara, Ubad khayr qabana kala hela.. Wiil iyo Caanno Gabadh iyo Caano.
Aamin aamin Aamin

Follow us On