Hambalyo Dhalasho Farxad Leh: CabdiCasiis Cali Nuur iyo Amiira Jaamac oo Wiil ugu Dhashay Magaalada Hargeysa

Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) , Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdishakuur Muxumed Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), CabdiqaadirAadan Carab,  Cabdiraxmaan Isbatoore, Cumar Maxamed Faarax, Faysal Xiis Weerar, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Naasir Aadan Nawaa, Maxamed Taajir, Khadar Macalin Deeq, Najax Aaden Cunaaye, Cabdiqani Asparo, Sacad Muuse Cabdi, Maxamuud Cali Walaaleeye.

***         ***          ***

Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago) Maxamed Axmed Jaamac (Calooley),  Saciid Maxmed Askar, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Muniir Axmed Cigaal, Cali Jaamac Maxamed, Cabdixakiim Maxmuud Shirwac, Maxmed Xasan Dirir, Siciid Khadar Cabdilaahi,  Siciid Cawil Axmed, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Ismaaciil Xuseen Farjar, Cumar Seerbiya.

***         ***          ***

Mustafe Cumar Geeddi, Maxamed Saleebaan Cumar, Cadiraxmaan Nuux Hiiraan, Shiine Cilmi Kaahin, Maxamed Guraase, Axmed Saki Daahir Xasan,  Xamse Cali Wacays, Ibraahin Cabdiraxmaan Qaasim, Cali Mahdi Jibriil, Barkhad Ladiif Cumar, Mustafe Cabdi Cali (Kalshaale), Caydaruus Geeddi, Xasan Maal Dhidar.

Dhammaan Suxufiyiintaasi waxay hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan

Cabdicasiis Cali Nuur

Iyo

Amiira Jaamac Maxamed

Oo Caawa 14/10/2019 Wiil Ugu dhashay Magaalada Hargeysa. Waxa ay leeyihiin Eebbe ha ka dhigo kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba Anfaca Aamiin. Aamiin… Aamiin. Alleh Ha Aqbalo.