Hambalyo Aroos Farxad leh: Fu’aad Yaasiin Yuusuf iyo Sareedo-deegaan Axmed Faarax

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yeel..

Hooyo Ruqiya Sheekh Maxamed, Cabdilqaadir Sheekh Maxamed, Cabdiweli Sheekh Maxamed, Cabdikhaaliq Sheekh Maxamed, Cabdiladiif Sheekh Maxamed, Cabdimaalig Sheekh Maxamed, Cabdibaasid Sheekh Maxamed, Nuura-diin Sheekh Maxamed, Kamaalu-diin Sheekh Maxamed, Fayruuq-diin Sheekh Maxamed, Axmed-Wardi Sheekh Maxamed, Nimco Sheekh Maxamed, Kaltuun Sheekh Maxamed, Sacdiya Sheekh Maxamed, Safiya Sheekh Maxamed, Xayaad Sheekh Maxamed, Nasra Sheekh Maxamed, Suleekha Sheekh Maxamed, oo dhammaantood kala jooga Engiriiska, Maraykanka, Kenya iyo Imaaraadka Carabta.

Fu’aad Yaasiin Yuusuf

iyo

Sareedo-deegaan Axmed Faarax

Oo 30-kii bishii October 2014 Aqal-galkoodu ka dhacay magaalada London ee xarunta waddanka Britian, waxaanay leeyihiin noqda Reerkii Isku nasta ee isku nagaada, Ubad Khayr qabana Allaah wada siiyo ee isku reeya ee nabad, farxad, bashbash iyo Barwaaqo ku wada noolaada.

Aammiin……..Aammiin…………………Aammiin…………….Allaah Ha Aqbalo.

 Hambalyo Aroos

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yeel..

Hooyo Ishraax Ismaaciil Cabdi, Muuna Cabdillaahi Gacal, Warsan Yuusuf Boos, Sharmaarke Axmed Faarax, Bilan Axmed Faarax, Cawo Axmed Faarax, Caynaan Axmed Faarax, Udbo-Lacag Axmed Faarax, Sagal Axmed Faarax, Samiira Axmed Faarax, Siciid Axmed Faarax, Salma Axmed Faarax, Safiya Axmed Faarax, Sacdiya Axmed Faarax, Iimaan Axmed Faarax, Habo Wacan Muuse Xasan, Ayeeyo Maryan Cabdillaahi Caabbi, Awoowo Xasan Cabdillaahi Caabbi, Ayeeyo Caasha Cabdillaahi Caabbi, Ayeeyo Sahra Nuur Sawaaxili, Ayeeyo Safiya Nuur Sawaaxili, Ayeeyo Saynab Nuur Sawaaxili, Ayeeyo Foosiya Cabdiraxmaan Caabbi, Ayeeyo Sahra Cabdiraxmaan Caabbi, Awoowo Ibraahin Cabdiraxmaan Caabbi, Ayeeyo Saynab Cabdiraxmaan Caabbi, Awoowo Siciid Maxamed Shabeelle, Ayeeyo Sahra, Ayeeyo Sahra Maxamed Shabeelle, Ayeeyo Sahra Sigis, Ayeeyo Saynab Sigis, Awoowo Salaan Xasan Keyd, Habar-yar Shugri Xaaji Axmed, Habaryaro Sahra Xaaji Siraad, Habo Rooda Daahir, Habo Kiin Muuse. Dhammaan Dadkaas iyo Dadkay sii dhaleen Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan:-