HADAYNU NAHAY LABA TABCAAN MAXAAN ISU TARIKARNAA?

MUDANE WAAN KU ARKAA INAAD KURSIGA DALKA UGU SAREEYA
CAASHAQDAY ANIGANA ABAARTII BAA DHANKASTA IGU DHUFATAY LABADEENUBA
LABA TABCAAN MAXAAN ISU TARI KARNAA?

haddii uu damacku qaaday,dareenkaagiyo hankaagu haddii uu durugsan yahay,durbaan beena lama tuntee, dabaylaha dhacay la soco.

Mudanayaal iyo marwooyin.
waxaa is weydiin mudan xaalada shacabkeena somaliland maanta ku sugan yahay.

Waxaa kaloo iyaduna isweydiin aad iyo aad u qota dheer mudan  mawaadinka reer somaliland ee debed ku noolka ah ee dad iyo duunyo wixii uu haystay ama hanti iyo dad lahaa abaartu halakada ku hayso oo badh dhinteen badhkii kalena  aanay haysan
waxay cabaan iyo waxay cunaan toona ee siiga iyo dabayluhuu daandaamiyeen gaasho iyo darxumo awgeedna jahadii ka luntay  ee xaaladaa qalafsan ku sugan  ka ka doonaya inay u footeeyaan ee ku dacwoonaya kaala ya isu kay diiwaan geliya subxaan, subxaan  waar mee damiirkii dadnimo?  waar mee aayuadihii ilaahay inoogu sheegay inaan keena taagta daran naxariis waxaan kari karo u fidino  xitaa wixii ilaahay ina faray ma meeshaan ka saarnay  subxaan ,subxaanalaah.

hadaba hadaad adigu ku garan weydey garashadaadii shiqsi nimo hadaanunahay shacabka dulmanaha ah waxaanu ku leenahay waar alahaa ale mayahay  codna ku siin maynee  dibindaabyada nagadaa fadlan.

waxaa kaloo taas ku lifaaqan xitaa haddii ilaahay roobnasiiyo kuwa maanta noo damqan waayaa maalintooda iyagana uma damqandoono taasina waa inoo xeer ee ogaalkeeda lahaada dantiisa kiligii watoow. somaliland guul iyo gobanimo.
wabilaahi tawfiiq.
by khadar

Khadar Suleiman <khaalid55555@hotmail.com