(SL.Post) Prof Cali Khaliif Galeydh waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay heshiis ay la galaan Xukuumadda Somaliland, waxaanu soo bandhigay shuruudo xambaarsan waxa u yahay heshiiskaasi.
“Distoorkodaasi inta uu jiro wax aanu u holineyno ma aha in aanu ka mid noqono , kama mid noqon doono shuqula ku yeelan meyno, lakiin hadii ay diyaar u yahiin waxaas in ay bedelaan oo muddo qaadato waxii doonaba ha qaate .” ayuu yidhi Prof Cali Khaliif Galeydh.
Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net