BINI, AADAM OGOW BARYO WAATA ILAAH.

BINI AADAM KULA MID AH OOD  GACMAHA HOOS DHIGATAA WAA SHIRKII
AAD ILAAHAY KU SHIRKIDAY,WAX AAN HALAAG AHAYNINA KAAMA SUGMAAYO.

Hadaad garan weydaan meesha laydinka raacay oo aad ilaahay usoo noqon weydaan
habaartani ma damayso mana kala go,ayso.

waxaana kasii daran taas duufaano iyo dhagaxyo laydiinkusii daro .
ilaahay waa mid naxariis badan qoomna ma duleeyo ilaa iyagoo is duleeya mooyaane.

shacabka reer somaliland waxaa laydinka raacay markaa xadkii ka baxdeen ee afkiina waxa ku soo dhacaba  aad ooda ka qaadeen  mid yar iyo mid weyn mid shiikha mid sodo ah cidba dhexdiina aad citiraami weydeen oo ka baxdeen anshixi loo abuuray islaamka oo aad waxaa doontaan xalaal
iyo xaaranba afkiina ka dhawri weydeen  eebbena waa naxariiste naxariista ugu badan naxariista, waana ciqaabe ciqaabta ugu weyn wuxuu doono qiqaaba midkastaana xad iyo sabab uu ku amro bay leedahay waana wax cad oo aan inaga qarsoonayn midkasta sidaynu ku kasbanaynaana waa mid laynoo sheegay dariiqa tegaya.

haddaba walaalayaal maydinla tahay inaan ilaahay u toobad keenu oo dhexdeena kala dalbano cafis iyo saamaxaad cid kale oo labaryaana majirtee aynu iska ilowno caalamkow nacaawiya intay iska ilowney baryadii xaqa ahayd ee eebbe.

maydinla tahay inaan wax badan oo qaldan dhamaanteena aynu wada garanayno sida iyo qaabka ay u wada qaldan yihiin ficilada aynu beryahan danbe lasoo baxnay oo macnohoodu tahay maalin ku taajir,waxba ha,kala eegin ku qabso ku qadimayside, kufso ,laguma arkee,
ka dhac waad ka xoog weyntehee, ciyaamee, been u sheeg ,miisaanka , xad , caanaha biyo ku dar si ay u bataan, subaga saliid ku dar si uu u bato,  waxaa doonto qor si aad lacag ugu heshid been iyo runba, fadeexadee,laaluush shaqadii lagugu idmaday inaad danyarta u shaqaysid, naftaada biimee si ay lacag u hesho, IWM.

waxaas oo dhan intay dhexdeena ku laban yihiin waxaad ogaal keeda lahaataan inaan naxariista eebbe marnaba inoo sugnaan doonin hadaba inaa labainaynu kala doorano xaq u leh cadaabta iyo janada intaynu ifka joognona hadaynu waxaas ka toobadkeeni weynu sidaas bay inoogu soconaysaa ee dareenkeeda lahaada.;
wabilaahi tawfiiq
by  xasancade