AROOS WACAN: Xuseen Xasan Ismaaciil (Qarayare) Iyo Istaahil Warsame Mire

Arros WacaanGuddomiyaha Xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe), Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir,  Xaaji C/kariim Xuseen Yousuf (Cabdi Waraabe) ,  Suldan Cawil Maxamed Fiiqle ,Maayer Xigeen Caasimadda C/Casiis Maxamed  Xaashi,Ex Mministry of Planing Dr Cali Ibraahim Maxamed,W/Xigeenka Warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir(Cukuse),Gudoomiyaha Solja Xasan Maxamed Yousuf ,Taliyaha Laanta Socdaalka Gabilay C/rashiid x.Axmed Xasan ,Saxafi C/raxiim Ismaaciil C/laahi (Bidaar),Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame), Abwaan C/waaxid Cali Gamadiid,Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr,Xusein Cabdi Cawil(Foodcadde),Siciid xuseen daahir,Cismaan Ducaale Xuseen, Faysal Xirsi Aadam ,Ibraahim Jaamac Cabdi ,C/qaadir Daahir Maxamed ,C/qaadir Maxamed Xaashi,Sakariye Dayib Maxamed ,Guuleed  Sh.Muxumed Cali Ogaadeen, Xuseen Xasan Ismaaciil.

Dhamaan masuuliyiintaasi waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Dirayaan Arooska Qaringa ee Boqorka iyo Boqoradda

Xuseen Xasan Ismaaciil ‘Qarayare’

 Iyo Istaahil Warsame Mire

Oo Arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, Waxaanay Leeyihiin Reerkii Lagu Nastee lagu Nagaado Wadajiree Nabad Gala Allahayaw Idinka Yeel.  Amiin Amiin Amiin Amiin