Illaahay Dartii Ugu Gargaar Hooyadan

Caasha Ibraahim Cabdi waa Hooyo muddo saddex sanno ah la il-daran FIIX ka soo baxday Maskaxda, sida ay caddeeyeen dakhaatiirta dalku. Waxaanay sheegeen in aan dalka gudihiisa waxba lagaga qaban karin ee ay u baahan tahay Qalliin lagu sameeyo Dakhtar dibadeed, qoys ahaanna waa danyar oo ma awoodaan in Cusbatal dibadeed loo qaado.

Haddaba, ILAAHAY hortiisa cidda u geysanaysa waxay ugu tabarucayso Hooyadan dhibaataysan, fadlan la xidhiidh Tel: +252-2-4157012 ama wixii aad awooddo ugu shub Xisaabaadka Dahabshiil ee lambarkiisu yahay HRGD14914 WALAAL WAX KASTA OO AAD AWOODDO HA IS ODHAN WAY YAR TAHAY EE UGU TABARUC, WAXUUNBAY TARAYSAA.