Ciid Mubaarak dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ee ku xidhan Somaliland Post

Maamulka Sare iyo Hawl-wadeennada warbaahinta SomalilandPost, waxa ay hambalyada Ciidul Fidriga u dirayaan dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ee ku kala nool Deegaannada Soomaalida iyo Caalamka.

Waxaanu Eebbe ka baryeynaa inuu innaga Aqbalo Acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo gudannay Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Waxa aanu idin leenahay Ciid Wanaagsan, Caafimaad ku ciida.

Idamka Allah, Ciiddan Ciiddeeda, sannadkan sannadkiisa Eebbe hayngu gaadhsiiyo Caafimaad-qab, Cibaado Suubban iyo Barwaaqo. Aamiin……Aamiin