Hargeysa (SL.Post)  Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaji Xasan, ayaa waraysi lala yeeshay wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo xaasaasi ah, kuwaas oo ay kamid yihiin. Xaalada siyaasadeed ee waddanku hadda ku suganyahay, mustaqbalkiisa siyaasadeed, mawqifka isaga iyo Siyaasiyiinta Isbaahaysiga Kulmiye ay ku midoobeen qaadan doonaan iyo arrimo kale oo xiiso badan.
Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net