Ajandaha Kalfadhiga 8aad ee Golaha Wakiillada Somaliland iyo Mashaariicda Sharci ee Ku Jira

Hargeysa (SLpost)- Kalfadhiga 8aad ee Golaha Wakiillada Somaliland oo Sabtidii toddobaadkan furmay, waxa ajandihiisa ku jira ansixinta, wax-ka-beddelka iyo akhrista xeerar muhiim ah qaarkood ka soo noqdeen madaxweynaha.

Ajandaha kalfadhiga 8aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, waxa ku jira miisaaiyadda Qaranka 2024, Xeerka Ciidanka Qaranka iyo Xeerka Dakhliga Guud iyo Cashuuraha oo madaxweynuhu ku soo celiyey Golaha isla markaana shir-guddoonku gacanta ku hayo.

Shaxda Hoose kaga Bogo Ajandaha Kalfadhiga 8aad ee Golaha Wakiillada Somaliland