“Waxa Loo Baahan yahay In Meydka La Aaso” ~ Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dil iyo Mudaraad Ka Dhacay Sanaag

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Ka Hadashay Dil shalay ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag iyo Mudaharaad rabshado watay oo maanta ka dhacay Ceerigaabo, kaas oo la xidhiidhay kiiska dilka ah.

Marxuumka Geeriyooday ayaa la sheegay inuu ahaa Maayarkii degmada Ceeryaan ee gobolka Sanaag, kaas oo la sheegay inuu toogasho ku dilay askari ka tirsan Ciidamada Ammaanka ee Somaliland.

Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaah Gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Horumarinta Caafimaadka Xasan Gaafaadhi, ayaa si wda-jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay magaalada Hargeysa caawa, waxaanay deggenaansho iyo nabad ugu baaqeen shacabka ku dhaqan gobolkaas.

Hadallada Laba wasiir kaga bogo Muuqaalka Hoose