Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland oo rejo-xumo ka muujiyey Doorasho ka qabsoonta Soomaaliya

 

Garoowe (OWN)- Madaxweynaha Maamul-goboleed Soomaaliyed ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa rejo-xumo ka muujiyey in doorasho ka qabsoonto dalkaasi horaanta sannadkan.

Madaxweynaha Puntland ayaa arrintan iyo Arrimo kale ku sheegay khudbad uu ka jeediyey Gunaanadka shir madaxda maamullada iyo Mucaaradka Soomaaliya ugu shalay ugu soo gebo-gaboobay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas.

Muuqaalka Hoose kaga bogo Hadalka madaxweynaha Soomaaliya.