Baydhabo: Ujeeddada Shirweyne uga furmaya madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Soomaaliya oo Berri is-hor-fadhiisanaya

Baydhabo (SLpost)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Maamulka Koonfur-galbeed ee dalkaasi Soomaaliya, waxa maanta gaadhay qaar ka mid ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada dalka Soomaaliya qaarkood, iyadoo halkaas uu uga furmayo shirweyne lagaga hadlayo arrimaha siyaasadda, Dhaqaalaha iyo guud ahaan wada-shaqaynta u dhaxaysa maamul-goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE