Madaxweynaha Jabuuti Oo Shacbigiisa Uga Digay Dagaal Sokeeye

Jabuuti(SLpost)-Madaxweyne Jabuuti ayaa uga digay shacbiga dalkaas inay ka feejignaadaan in dalku uu dagaalo sokeeye faraha la galo wakhtigan, waxaanu mucaaradka iyo dalal shisheeye ku dhaliilay inay doonayaan inay jabuuti ka ridaan dhibtooyinka ka dhacay dalalka jaarka.